AdobeStock_391139357_edited_edited_edited.jpg

Ma rabtaa inaad ka qeeb noqoto dadka lagu deydo Digna?

Kuligeena waxaan kufadhinaa taariikh iyo xirfad gooni ah oo dad kale dhiiragali karo. Ma tahay qof qaxootinimo ama soo -galooti asal ahaan ah oo khibrad u leh:


-Xirfad shaqo
-Shaqada Norway
-Barashada Norway
-In la isku wado doorka hooyada iyo shaqada
-In aad bilowdo ganacsi kuu gaar ah
-Goobo wanaagsan oo lagula kulmo saaxiibo cusub


Digna waxay raadineysaa adiga oo doonaya inaad dhiirrigeliso qaxootiga iyo soogalootiga dalkan Norway oo dhan!


Daawo videoga sidaad u sii fahantid:

Noqo qof lagu deydo

Form til nettside2.png

Waad ku mahadsantahay xiisahaga!

Asset 1.png

Tel: 41 46 67 92

Forskningsparken

Gaustadalléen 21

0349 Oslo